VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dun xariira - Lyrics

dibnahaaga madaw iyo ilkahaagan dabarka leh timahaagan daafaha dabayluhu ay lulayaan daganaanta socodkiyo dulqaadkiyo waxgarashada dunxariira inaa tahay diir igama saarnee hana noqon mid ii diran oo layu diri karo marka dumarku sheekada dan wadaag u yeeshaan dakhar igu lafoobiyo dogtii jacaylkaa madaxayga damaqdoo dalanbaabi baan ahay daalaa dhacaayee adna dayri hays odhan sida deero iyo cawl nabsi waa ma daalee hana noqon mid ii daran oo laygu diri karo marka dumarku sheekada dan wadaag u yeeshaan
Queue is empty
-- / --