VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaashaan - Lyrics

gaashaanka noloshiyo gabadhaan gayaankay gaar uga dhex doortaay waa giraan aduunyadu calafkii artamayoo hadba meeshu gaadhoo gogoshiisa dhigayaa guban meel barwaaqoo geeduhu is qariyeen geeda aan u baahnay gudoon adiga weeyaan gobo'dii kalgacalkaay sideen ugu goleeyaa cishqigan i gubayee lagu giijay muxibada gudgudaha hilaaciyo gabadhyahay filkeedii gaar uga iftiintaay garabkaygii midigeey guri lagu nagaadiyo gablaydiyo cayaaraha GUULAYNU baryayanaa geeloo irmaanoo gasiinkiina buuxiyo gacalooy jacaylkani waa sida gadaase
Queue is empty
-- / --