VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta go mo farah - Lyrics

go go mo farah kuwii guusha keeniyo cabdi bile gadiisii ma gaadhsiin karaayee geesigii badalayee cidi gaadhi waydoo adaa taariikhda galaye adaa guushii haleelee guula haku daayee mo faraxow guul geeshkii kula tartamayaa gabigooda dhaaftoo go go mo faarax go go guluftiyo colaadaha gayigeena hellayee samsam garashadeedii guntadaad u oredee raja ayaad nna galisee adna guusha soo hay gabigeed aduunyada gaar ahaan soomaalidu sacabka kuu garaacee mo faaraxow guul gesshkii kula tartamayaa gabigood dhaaftoo guush waad sidaayee go go mo faarax go ogooo
Queue is empty
-- / --