VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habkahayagu waa xariir - Lyrics

gob weeyaan xididkiyo xigaalkaba dhawratoo xasarad waligood ka talin xor weeyaan lagu baxsado xilkooda ma baylahshaan intii shar u xaydatiyo xumaha way necebyihiin sharafta way xeeriyaanyaqaan xarago waa lagu yaqaan xuduudaha dhaqankiyo xeerkay waligood hayaan xulkii weeyaan hablaha xalaalbaa lagu korshoo heehaa xurmaa lagu ababiyoo heehaa xishoodbaa lagu habooo hablahayagu waa xariir quruxda xidigaha cirkoo xansaday nuurkii dayaxa hilaac xiribaha la baxay fadka le xoodaamiyoo guga la xanshaashaqoo neecaw xadantaynaysoo xaga bari kaga timoo xubiga la wadaagtayoo calool xaadhan iyo farax aduunyadu ku xasishaa xaqiiqdii lagu masalaa mala waa xuural cayn
Queue is empty
-- / --