VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilwaad - Lyrics

ilow baan mid idhi indhahana kagoo ka adkee qalbiga ka adkee x2 balse waxaan arkaa iyadoo ilwaad i ag taaganoo iigu timid hurdada x2 ilwaad qurux wanag naftu aamintoo ogolaatayoo sida igadh maqaar lagu ababiyaan kuu ololayaan x2 kahar baan is idhi isinada jaceel waxa uu ibaday x2 misna aawadeed naftan ooman baa iilkii cishqigu i ag keenayaa x2 ilwaad qurux wanag naftu aamintoo ogolaatayoo sida igadh maqaar lagu ababiyaan kuu ololayaan x2
Queue is empty
-- / --