VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta mays aroosnaa - Lyrics

Indhahayga aragtidaada aadbay ugu farxaayaane adoo kale aadmigaba kumaan aragee ubax caro ka baxay iyo xidadiisu qalbiga kasoo baxay ayaad tahee axdi meel ma dhiganaa macaan mays aroosnaa Hablaheena kolkaan eego aado ugu ilwaad quruxey afkeygu amaantaada gacaloy u fududaayee inkastoo adduunyadu ay tahay ayaan qudha adaan kaa ishaartee axdi meel ma dhiganaa macaan mays aroosnaa
Queue is empty
-- / --