muuq dheer cad ceedoo markaa soo baxaysiyo
waxaad tahay man iyo
doog madheedh koo bislaadiyo x2

midha canab mayaygaa
cirkiyo muudaa galbeed
meel uga ekeen x2

waxad tahay mas ciideed
maariin dhalaal xiga
midabka akhtar jabis ka ah
x2

miyi iyo magaalaba intaa
xiran mar iyo dhax xidh
kolay aniga maankay
marwa doodii baa tahee
x2

masalo dumar mulaax
qudhac iyo miida subaga
meel uga ekeey x2

waxad tahay mas ciideed
maariin dhalaal xiga
midabka akhtar jabis ka ah
x2

Exit mobile version