VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafta waan sasabayaa - Lyrics

hablo sabanka joogiyo soomaaliyoo idil adaan kaa dhex soocdee saacadaanan kuu iman nafta waan sasabayaa sidaan ahayba mooyee sahalkii jaleecada indhihii ku sibiqsaday wali way ku sugayaan sagaliyo daruuriyo saciyo barwaaqiyo dhuluu roobku saakimay surimada xareedii dhamaan ay soconayaan oo sahanku soo baxay
Queue is empty
-- / --