VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Safiya - Lyrics

markaad i salaantay la i saaq sahwiyo igu reebtay salaw badan naftanaan sixi waayay siday taay sabab baan ku wadaa sideed beri la ii sawir sidaa aad u eekayd sasabtaana adigaan wax kaa saara ma seexaan kara ilaa aan ku sugo laba siman mid ii sada siday kula tahay su,aashani soortii milixlaa sad ku noqotee naftanaan samri karin inay sugto sabool ka ma deeqdoo saadaal waxaan salalaa saqdaa dexe dadkuna i saluugee sidaan ahay malaha sahal buu safiyaay kula yee sababtaana adigaan wax kaa saaraa ma seexan karo ilaa aan ku sugo anigu adiga kusugo jeeraan ku sugo laba siman mid ii sada siday kula tahay su,aashani
Queue is empty
-- / --