VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Basra - Lyrics

basradii boosasiyo balayga ku barbaartayee badhbaad hablo dheertahoo bureeqadii dumarkiyo waxaad tahay ubax baxay adaa beerkiyo wadnaha halbawlaha beegsadoo bastaabaan ahay dartaa baadkii awgaa ka go ayoo hurdada badi ma seexda oo adaan kula baratamaa habeenin wacadkiiyoo axdigu yuu sahal burburin basrey yuu sahal burburin basradii beel wacantiyo barwaaqada lagu korshey badhbaadh hablo dheertahoo baxnaanadii noloshiyo waxaad tahay balo xijaab adaa boholyowgiyo basanbaaska ibadoo bastaabaan ahay dartaa baadkii awgaa ka go ayoo hurdada badi ma seexda oo adaan kula baratamaa ha beenin wacadkiiyoo axdigu yuu sahal burburin basrey yuu sahal burburin
Queue is empty
-- / --