VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cudur caashaq - Lyrics

Canabeey jaceylkaan la cartamaayey toban sano haddaan ka cafimaadee sidan ku calmaday baan ku calool jeclaado aha cindigaad ku talla labada is calooshaday hadaan cid la kala gelin cagaha isu geyanee macaaney calaf haysku keen simo canabeey jaceylkaan igu maad canaadiyo wakhtiga i ciile anba caynka aad tahay ayuu i cadibayoo aha i caleemo saare labada is calooshaday hadaan cid la kala gelin cagaha isu geyanee macaaney calaf haysku keen simo
Queue is empty
-- / --