VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dahabo - Lyrics

dahabadaan jeclaayey dumar ugu fil rooney dadab inaan galnaabaa dunida ugu jecelahay caashaqaan dareenkiyo igu reebay daalkaa dawadiisa noqotaan dunida ugu jecelahay dan inaan wadaagnoo isku dari ahaanaan ubad daadahaysaa dunida ugu jecelahay daa,im lagama quustee soomaaliya dalkeenaa inaan wada dagnaabaa dunida ugu jecelahay dooxadii galmoodiyo durdurkii carmoodiyo daalo inaan dalxiisnaan dunida ugu jecelahay dunidoo barwaaqa ah inaan wada dakaynoo dareenkeena dogobaa dunida ugu jecelahay
Queue is empty
-- / --