adigaa galaydh yohoow guud ahaan aduunyada
marba gees u duulee gar garaar ma ii taraysaa
alla garashadaadii gees ha iiga dhaafine
bal garwaaqso caashaqa
gabadhaan jeclaayee gacalo aan wadaagnee
gobolka ay ku nooshahay iyo bari guntiisii
gaadhsii warkaygoo butlan ka soo goob
shinbiryohow gaduudani adaa goor aroorya a
meel gaadhi karayee garta caashaq iga qaad
oo geenyadaan rabay dumar garasho dheerayd
warka gooni ugu sheeg

Exit mobile version