VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garasho - Lyrics

garashiyo xasuus garanmaayo sidaan ahay hadaad guurto inanyahay ana gooha reenkiyo gama iima lada oo gumcurbaan dhexjiifaa ha iga gaabsan inanyahay ha iga goosan waligaa gacalbaan ahaynee kala guba reeraha gantaalaha xambaarsan galabkii caraabaha gaashaanka udaroo hadaad garwaaqsatoo jacayl nafsi ku gaadhoo gawraar dhexdoodbaan gogoshu iiyaalaan gabi haada duushiyo gorgorada iwaydii ha iga gaabsan inanyahay ha iga goosan waligaa gacalbaan ahaynee kala guba reeraha gantaalaha xambaarsan galabtii carabaha gaashaanka udaroo
Queue is empty
-- / --