jaceyl baa i jiito
jaree igu ka xaystee
ti aan jeclaadana
ima jiir naxayse

jiifka iyo joogana
wey igula joogtaa
anna waan jeclahayoo
wadnahan u jarayaa

jowhar iyo hargeysiyo
jamaamiyo jilib ba
soo maray

inan kaa jaah qurxoono
indhaha soo jidaneysa
jamiilooy adiga mooyee
miyey joogta dunida

jaceyl baa i jiito
jaree igu ka xaystee
jaahwareeray aniguyee
jees jeeska iga daa

jeegaan la moodyey
adigaan ku jecelahay
kaama joogi karayoo
jeex iga mida tahay

jowhar iyo hargeysiyo
jamaamiyo jilib ba
soo maray

inan kaa jaah qurxoono
indhaha soo jidaneysa
jamiilooy adiga mooyee
miyey joogta dunida

Exit mobile version