VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kadeed caashaq - Lyrics

kartida iyo hubqaadkii kor kakoray haldhaagaa aan ka gaabsanwaayee kariimkay midkula mida kuma uumin dunidee kurbada iyo xanuunkii aan kadeedka caashaqa kaafiyey ilownee kaalay kaalay laabta igu qabo kalmadaha macaaniyo kaftankiyo sheekada igu kooban kaliday kalgacayl igaliyoo kash kaygaa kutabayee kayn wada udgooniyo kaahiyo ilaysay karku ha ina daayee kaalay laabta igu qabo
Queue is empty
-- / --