VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ladan - Lyrics

kalgacaylku waa ubax aadmigu ku ladanyahay waa laydh qabow woo lahadhsado had iyo jeer lahashada dareenkaa laabtayda sudhanee sina uma ladaayee laba nolol wadaagtoo lamaaneeyey caashaqa ladaney ma noqonaa kalgacayl waa ubax aduunyada lamaanuhu waxay libin ku gaadhaan isku laab furnaantee anigana laxaadkiyo lugahaaad sudhantahoo isma loodinkarayee laba nolol wadaagtoo lamaaneeyey caashaqu ladaney ma noqonaa
Queue is empty
-- / --