VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muna - Lyrics

wabi malab durdurayiyo sida midho macaanoo meelsare ku yaaloo mililico bisaylkii muhanaysa laabtaan muunay kugu mataalaa muuqaalka aragtidaa nafta muxubo kalisayee muuqaali adigaan haween kaaga maarmee marxabiyo gudoonbaan macaan kaa sugaayaa maankiyo xikaygiyo qalbigaad ku marantoo marna kaama maarmoo midigtaydiibaad tahee hadii mawle nagu simo aan wada mushaaxnee inagoo mataano ah ila maamul caashaqa muuna qaali adigaan haween kaaga maarmee marxabiyo gudoonbaan macaan kaa sugayaa
Queue is empty
-- / --