VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasro hadal - Lyrics

Adigaa nasrooy Niyaddiyo qalbiga Naafeeyayo Nafaqadii ka jaray ku nuglaadayo Nasan waayayee Nolol ila wadaag Naruuradii kalgacalkiyo Nasteexiyo naqdooglaay Nasri Eeba keeniyo Nafta raaxadeedaay ha nus qaamin caashaqa Adigaa nasrooy Nabarada jacel ku nuux nuux sado Somba bada ku naban Nabdigiyo wadnaha ku negaatayoo ku noq nooqonaysa Naruurada kalgacalkiyo Nasteexiyo naqdooglaay Nasri Eeba keeniyo Nafta raaxadeedaay ha nus qaamin caashaqa
Queue is empty
-- / --