midaan xaal aduunyiyo
xoolada badan sheegtiyo
waayaha xujada badan
damiirkeedu xadiney
xisbigiyo midaan baran
goob xumo utaaliyo
ka xorowday beentay
raaliyo xadkeeday
xinjiraha jacaylkee
xidida halbawlaha
xagkastaba uraacdee
xilo yaad unoqotay
xalaal kugula aqal gala
xurmo adiga kugu qaba

midaan dhaafin xeerkii
lagusoo xanaanshee
dhaqankiyo xishoodkuba
ku xasilay xiskeeday
maalintaan xogtaydii
ugu dhiibay xaashida
midii ila xambaartee
xeerinaysay wacadkee
xinjiraha jacaylkee
xidida halbawlaha
xagkastaba uraacdee
xilo yaad unoqotay
xalaal kugula aqal gala
xurmo adiga kugu qaba

Exit mobile version