Heesta Fardawsa - Lyrics
shakin maa guudkii
dib u dhaaf faraxdii
dibanaha ka qaadma
ilo dabar caashaqaba
dib markaan u fiirsho
fanaxyada hoosiyo
idiidsha cabaadhyaha
misna gaadhay dacalada
dhiga laba garab iyo
waaxyaha dushooda
dhaqdhaqaaqa laafyaha
dadyahow ani u yabaye
ma daadkii kitaabki
diinteenu sheegta
daganaa dhacbkiyo
soonaha ilaah
foorihi ka dharagtee
dareemaha la moodye
daganaanta socodkiyo
dharaaryihii ka dharagte
markii aan ku daawado
indhu meel ku dhiidan
daa'im kuma yeelin
dadoo daya ani
qurux kuma dooranin
ma daadkii kitaabki
diinteenu sheegta
daganaa dhacbkiyo
soonaha ilaah