Heesta Laxaw - Lyrics
larbaa ilabaysee leebkii laga oodee lurba iima laab nee
ani lilaahi nimaan taan kulib keen islahaa
laqdabaa ilugooysee
leesaan macaantay lee leelis kee liibaan sahaa iga leexiyeen
labaatan sanaa luquntaa la iigaliyee malaaf yoon karaayee waa ilaciifi haayaane
lixdayda lixaad waa isku soo laabeen leeb maa igu soo lib dhayee leeb maa igu soo libdhayee
leesaan macaantiilee leelis kee liibaan sahaa iga leexiyeen
liibaan sahaa iga leexiyeen ayaa