gududo carwooy gugii la arkaaba allow yaa gaashanti kaa dhiga he
helelleeloy hobey haba baran lahayde
naftaydaa badhbaan kuma dayee calooshayda kuma badheen