VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aamiin aamiin - Lyrics

labo labo maan is doortoo midnimada jacaylkiyo mareeyayna caashaqa ka yeel mawlow ka yeel aamiiin aamin aamiiin labo isku marayoo la isku moodo ruux qudha ku mabsuuda caashaqa ka yeel mawlow ka yeel aaamiin aaamiiin aaamiiin isla qaata maalmaha a hobeey hoobeey waa macaan aduunyada hoobey hooobeey illaah maal aduun iyo ubad idinku maamuus laba riyo macaan badan mulkiyooo wadaagoo mininkoodu dhisan yahay ka yeel mawloow ka yeel aaamiiin aaamiiiin aaamiiin laba muunad gaariyo mihi eeebe siiiyo dadka madal tusaaliyo ka yeel mawloow ka yeel aaaamin aaamiin aaaamiiin isla qaata maalmaha a hobeey hoobeey waa macaan aduunyada hoobey hooobeey illaah maal aduun iyo ubad idinku maamuus
Queue is empty
-- / --