VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa dagay maanka - Lyrics

dulqaad ixtiraam le danayn is xilqaam le ducaysan adaa leh dabeecad wanaagsan le dadkana adiga u hormooda dabuub hadalkaaga inaan ku dawoobo ma diidi karaayo daymada aragaaga inaan ku dagaayo xiskaan dafiraynin daryeele bogiisa dadaal la midayni damiir is fahmaaya ayaa is dareensan dadkana iska doortay dareenka jacaylka ku duugan macaan kasheena mid daacada weeyi dubkaa qarin weeyay dushana ka muuqda weeyi adaa dagay maanka wadnaha dacalkiisa darmaha kuu taala dibnaha qosolkooda waxay ii tahay dawoo sababta ka danbaysa
Queue is empty
-- / --