afac weeye geentadu gaari loo qiray gabadh sa luubloo dabcigeedu waa gaari garad
geesi gii ilaah galad ladan kusiiyo guul baad haleeshay
geesi guu ilaah galad badanku siiyo gobanimo kula joog
jaw har gee dal xiiskeeda galbiska iyo arooskeedana usheekhiyo urugaad celi
uraad guul cadan iyo haaduuya bal farxad xamarku gooboo nolol wac gardaadiya
gacali iyo xigaalbaa duco aan gabooban garabkiina tuulee nimcad badanku doogsada
gacmo duuban geesha isgar gaare waligiin kalahela gurbood xoolo ah
gacmo duuban yeesha is gar gaara waligiin isla gooba libintana

Exit mobile version