VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asal dhalad - Lyrics

asal dhaladeey abaayo adaa heer wacan amaan mudan istaahil ubax udgoon badan aynigaana haween ilwad wacaney ilays iyo nuur ifaayaay ildoogsiga dhaayahaygay abuurtuu illaah asteeyay anaa ku ogole ogsoonoow jacaylka irmaan idlayso ku oon bax agtiisa jogso ka dhawr iintoo ilaasho ilwaad quruxey inaabti qalbiga kuu nugul ilaasho amaan badaney inaabti nin ku idmani aqoonso asluub badaney inabto iniinta jacay abqalo ayaan badaney inaabti odhaahda qurxoon uruurso jacaylka irmaan idlayso ku oonbax agtiisa joogso ka dhawr iintoo ilaashoo
Queue is empty
-- / --