VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boqran - Lyrics

bilis gaari dumaray boqran faa isa sharafay boqortooyo sharafay balad xaawo iyo doolo buur dhuubo iyo luuq nasab lagu bar baarshaay x2 farxad iyo bushaaroy samo iyo barwaaqoy kaahii bidhaamee dadku wada bogaadshee karti loo sad buriyaay x2 indhihii ku beegsada qalbigii ku baashira labaduba bariidada way kugu bogsanayaan x2 wabiyada burqanayiyo baar dheere iyo jiiqba caabud waaq budeedii balan bale iyo saaxo dhabad oo barwaaqo ah gobtii laga dhex beeraay x2 wacan lagu badhaadhaay rajo lagu bad baadaay biladii asluubtiyo burjigii wanaagee hidaheeda barataay x2 indhihii ku beegsada qalbigii ku baashira labaduba bariidada way kugu bogsanayaan x2
Queue is empty
-- / --