VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciiltira - Lyrics

waa saafi ciiltira curad weeye gaariya cilmibaa hagaayoo caqligeedu waa taam curadweeyi loogobo caa iladeedu waa nasab camalkeedu waa khar sharafbay ku caan tahay ninka uu ilaahay calafkeeda uugu daro cisigiisu badanaa calashaan daraadeed raga caaro dheeraa waa saafi ciiltira quruxlay cajaa iba hablaha cayladeeda kaalay calam ka u culo cudu weeye maan dara carabeedu eed male cidi kama dacwootoo ceeb wayka madhan tahay ninka ilaahay calafkeeda uugu daro cisigiisu badanaa calashaan daraadee raga caaro dheeraa
Queue is empty
-- / --