Adigaan dareenkiyo
Kugu raacay dookhoo
Dumarkaba dhamaantood
Kaa daawadaayee
2x
Daymada u rooneey
Daymada u rooneey
Dantaan ku xidhayee
Ii dayoow naftaydee
Ii dayoow naftaydee
Inay raacdo rag kale
2x
Adaan si kuu dardaarmoo
Dadab inaan wadaagnoo
Guurkana naxi sugan yahay
Inaad ooridaydiyo Amaanay haysaa
Inaad ooridaydiyo Amaanay haysaa
2x
Adigaan dareenkiyo
Kugu raacay dookhoo
Dumarkaba dhamaantood
Kaa daawadaayee
2x
Daymada u rooneey
Daymada u rooneey
Dantaan ku xidhayee
Ii dayoow naftaydee
Ii dayoow naftaydee
Inay raacdo rag kale
2x
Adaan si kuu dardaarmoo
Dadab inaan wadaagnoo
Guurkana naxi sugan yahay
Inaad ooridaydiyo Amaanay haysaa
Inaad ooridaydiyo Amaanay haysaa
2x

Exit mobile version