VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta gufaaco - Lyrics

gufaacada roob gariiray habeen goortay gobadiisa gaadhay dhulkoo kugaylamo milgo raaxano hayn galool gondo wayn gaduu ululaa jacayku ii gililaa godoomayee dartaa waan gaardiyaa kagoostay gayaan waan gees maraya gibLay talada ku gawda hayaa gaadh ban isidhaa dibaan ugurtaa waan geediyaa waawa waan guuro sucdaa waa waan soo ganoono waawa waan gaabinyaa waay iigurman laydee waan isgaabinayaa giiraan xidhaanbaan kuguud urdayaa hablaha gayigay ugaarisan too dhaganka gobanimay lagaar tahayoo dhashii gado iyo waa geed curdnoo ninkaan kagaraabin muu garaninee geeriyo guri wacan guulow nagu beeg goortan arkaybaan galbigu godladoo heesiyo gabaybaan ugola fuuloo garaadkiyo maanka way gadatoo cakuuyee gocoshada halkeen kagalaa
Queue is empty
-- / --