geeyaan laba jacal guri wada yagleeloo
guulasta noqoteen guul maanta waa guul
jacalkaad gundhayseen galbis caawa uuyahay
guulasta noqoteen guul maanta waa guul

geesigii bashiir iyo xamdi gaari dumar
jacalkaad ugodosheen libintii gaara
rabi haydin garab galo gurbood kharle idinsii

waxa loo gurbaan tumay gacal iyo xigtaba
hablo xidhan guntiiniyo wiilal go iyo shaalqaba
uxudaiyo dhaantada heemaha u garaaceen
faraxadiina gaarka ah

geesigii bashiir iyo xamdi gaari dumar
jacalkaad ugodosheen libintii gaara
rabi haydin garab galo gurbood kharle idinsii

gamankii fardoodiyo halka halka geela lagudhaqo
fafan goondeheediyo nogob godibadeedi
guryo samo kudhalatoo gudihii jigjiga
baa xamdi lagu gardaadshaa

Exit mobile version