VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hinda - Lyrics

Intaa bilan haween Duni ku noolee barbaarta Wali ruux ku baal mara Qurux kuu babac dhiga Baladkeena kuma arag kuma arag 2x Inaad tahay boqoradoo Lagu dhalay cadaatee Dabcigaaga lagu beer Farxad iyo bashaashnimo Ubaxnimo badkeeda leh Xumaana laga buri laga buri Xumaana laga buri 2x Hinda baari weeyaan weeyaan Waa booramaawiyaad Aqoon buuxda weeyaan weeyaan Baydkay ku ababtaa Bilad loogu xidhayoo La boqroo la dhowroo Diinaa lagu barbaarshoo Boqol boqol la siiyoo Awdalbaa wax lagu baray Awdalbaa wax lagu baray 2x Hadii aan bayaaniyo Weedha guur ku soo qoro Soo bandhigo amaantaa Bishimuhu ma koobaan Intanbaa war leedahay leedahay 2x Waxa tahay bureeqiyo Dayaxii ka soo baxay Cirka baaxadiisa leh Xidigoo ka sii badan Inay baabahshaab Basteena qarin karin qarin karin Basteena qarin karin 2x Hinda baari weeyaan weeyaan Waa booramaawiyaad Aqoon buuxda weeyaan weeyaan Baydkay ku ababtaa Bilad loogu xidhayoo La boqroo la dhowroo Diinaa lagu barbaarshoo Boqol boqol la siiyoo Awdalbaa wax lagu baray Awdalbaa wax lagu baray 2x
Queue is empty
-- / --