VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl baa hirgalay - Lyrics

Jacayl suganbaa hirgalay qalbiyo isku soo samraa Sareedada caashaqiyo Wanaag saafiya Ku dagay 2x Farxadbaa soo saaidoo Arooskoodaa sal dhigay Waaka sacab loo tumee Isku raacaday sahal Isku raacaday sahal 2x Shaakir iyo waa sucdiya Siday ku rabeen u helay Nolosha saaca ku dagay Wataa u samaatayoo Seeskii qoyskey dhiseen 3x Dookh mudo soomnraa Wuxuu helay sawjadii Dumar uga saahidoo Waka caawaba San dheer 2x Sabaalo waxey wadeen Dulqaad Ka samaysanoo Sadrigii boholyawga haya Ku saaqmey Dareen jira Ku saaqmey Dareen jira 2x Shaakir iyo waa sucdiya Siday ku rabeen u helay Nolosha saaca ku dagay Wataa u samaatayoo Seeskii qoyskey dhiseen 3x
Queue is empty
-- / --