VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamiila - Lyrics

jaaha quruxda leh jaleecoo jamaalkaaga nuurnka leh jeclaysto naftayduna ku jamatay jamiilaay jalaqsanida socodkana jiboodoo joogsiga hanaankaa i jiitoo jiritaanka waayahaaga gooboo halkaad joogtid uun baan jihaystee jecliyaa la joogaaga jecliyaa jeegaan la moodyeey jecliyaa jeeraan ku arko ma joogee joogo maqanaha la jiidhoo jaraynta xubnahana jiboodoo u jirabayoo u jeelayee jacaylkaaga u jiir go,aye jajabsiga hadalkana jareeyoo jeedsaday afku juuqi waayoo jahwareeray waan jirircoodoo intaan jeedsaday waan jarmaadey jecliyaa la joogaaga jecliyaa jeegaan la moodyeey jecliyaa jeeraan ku arko ma joogee
Queue is empty
-- / --