VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Janna dunia - Lyrics

Dayraay Nacabkayga DeershaaY Deeqay Nasteexayga DeeqaaY Dugsiya Ruuxda Diirshay HAa dooJaaY Qalbigayga Doojaay 2X Cadceedii biliyo Dayaxa nuuray Kudarooriyo Deeyrtu hoortay Ubax daaqsanoo diriyo udugeey Daacad ugubiyo jana duunyaay 2X Deeqdaan yaabka leh bal eega dadoow Waa hadiyad daa inee bal eega dadoow Waa xulkii dumarkee bal eega dadoow Waa digtoor idhaya bal eega dadoow Waa dawo aan kuladee bal eega dadoow Ideeqdee bal eega dadoow 2X Dajiyay Jawigayga Dooraay Deexshay Farxadayda Doonaay Daara Noloshayda daaraay Haa Diiqaa Xiisaha iga daabaay 2X Dalkii Hooyoo Roob ku dagay Daan illaa Daan DaaD is Celiyaay Dadkuna Xamdiyo Dambar sayray Dooguna Heesoo Naqu doodaay 2X Deeqdaan yaabka leh bal eega dadoow Waa hadiyad daa inee bal eega dadoow Waa xulkii dumarkee bal eega dadoow Waa digtoor idhaya bal eega dadoow Waa dawo aan kuladee bal eega dadoow Ideeqdee bal eega dadoow 2X
Queue is empty
-- / --