VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku aaway - Lyrics

Ha indha deeqaay ku aaaway ku aaaway indha deeqaay ku aaaway ku aaaway Indha deeqoow kuu imidee weey kan ha indha deeqoo kuu imidee weey i kan 2x Haaaa weeey abaaarsadeeen dhaayuhu kuu abaarsadeeen aawadaa ayaan u olol reemayaaa eeeeeeyy olol reemayaa olol reemayaaa Naftan kuu idman hadmaan macaanoow oon bixin alleeylkii hurdada aniguba malado heey aawadaa aniguba malado armaad oon bixin 2x Asturnaanta iyo dhaqaniyo asluub heellayahooy heeliyaaloow ha aaadmiguba layaab uursamidaadee heelaya hooy heeliyaaloow ha ha ina aabbooy huunno heeliyaaloow ha Allaylahee halyeey inaad tahay hal door heellaya hooy heelliyaaloow ha oori loo noqdoo abid lala jiroo heelaya hooy heelliyaaloow ha ha ina aabbooow heeliyaaloow 2x Oogadeeyda adigaa ku abuuroo jacaylka ku idlaadee ogooow Oogadeeyda adigaa ku abuuroo jacaylka ku idlaadee ogooow 2x Inanyahay jacaylka ugbaaday sida ubax sida ubax bildhaamay u bildhaamay aqaliyo ardaaga u oodo axdigana adkeeyoo ilaali Inanyahoow jacaylkan ugbaaday ohohohhhooo sidax ubax sida ubax iftiimay u iftiimay aqaliyo ardaaba u oodo axdigana adkeeyoo ilaaali 2x
Queue is empty
-- / --