Ha indha deeqaay ku aaaway ku aaaway indha deeqaay ku aaaway ku aaaway
Indha deeqoow kuu imidee weey kan ha indha deeqoo kuu imidee weey i kan 2x

Haaaa weeey abaaarsadeeen dhaayuhu kuu abaarsadeeen aawadaa ayaan u olol reemayaaa eeeeeeyy olol reemayaa olol reemayaaa
Naftan kuu idman hadmaan macaanoow oon bixin alleeylkii hurdada aniguba malado heey aawadaa aniguba malado armaad oon bixin 2x

Asturnaanta iyo dhaqaniyo asluub heellayahooy heeliyaaloow ha aaadmiguba layaab uursamidaadee heelaya hooy heeliyaaloow ha ha ina aabbooy huunno heeliyaaloow ha
Allaylahee halyeey inaad tahay hal door heellaya hooy heelliyaaloow ha oori loo noqdoo abid lala jiroo heelaya hooy heelliyaaloow ha ha ina aabbooow heeliyaaloow 2x

Oogadeeyda adigaa ku abuuroo jacaylka ku idlaadee ogooow
Oogadeeyda adigaa ku abuuroo jacaylka ku idlaadee ogooow 2x

Inanyahay jacaylka ugbaaday sida ubax sida ubax bildhaamay u bildhaamay aqaliyo ardaaga u oodo axdigana adkeeyoo ilaali
Inanyahoow jacaylkan ugbaaday ohohohhhooo sidax ubax sida ubax iftiimay u iftiimay aqaliyo ardaaba u oodo axdigana adkeeyoo ilaaali 2x

Exit mobile version