Heesta Mashup - Lyrics
dumarkoo idil taan
ka dooranayee
dartay ug hadhay
dantyadii
deegaanka jigjigiyo
dameel dhigatee
doonisteeda ku
daalay
dawadii qalbigaay
ku doon doonee
darbiyo hayga
tuurin daaqad ey
yartii aynigeed
u ilwaad samayd
ereyda kalkacalka
i odhan jiree
ubixii janada
ifka uugu jeclaa
ayaankoo aaminaa
indhahaygaa ooyayee
waan daalee iyaayoo
idamaqdee idaawada
waxa udaran nin daaloo
dantiisuna ka agtuurtee
dayixiyo daruuraha
dushoodaa ka dagayaa
waan daaleel idaayoo
idamaqdee idaawada
agagaarka wadnaha
hadaanad ku ool
aqoontaydu erayba
makeenteen
asluub badaneey
amaan badaneeuy
sidii ubixii udgoon
badaneeya
waxaan xamdaay
ku oon bixi lahaa
adoo xamdaay
aroos ila hala
adigoo ooridayda
noqdoo ubada dhala
ilawaad quruxeey