VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafiso - Lyrics

Quruxdiyo dadnimosami WAYNE ku daahee Miduu ku dayraay Nin xafida ilaashaay Dayac nuur iftiinmaay Ubax daraya hoosaay Walaalkay wuxuu dagay Nabiil doogsaduu laday Markii uu dugsiiyaay Adi dookhu kuu galay Nafiisaay dumaashi Aniyo dadkeeniyo Doc kastaba xigaalkii Waan idiin ducaynoo Guri daga nagaadoo Ubad diin xafida dhala Arwaaxdii dulqaad Samir lagu darayee Daacadnimo u raacday Dumar muuqsanleeyeey Dun gobeed hanaanlay Duco waalid hanataay
Queue is empty
-- / --