VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta odhaahsan - Lyrics

hamigeeda wanaagsan hubqaadkeeda wanaagsan hadal iyo odhaahsan haybadiyo quruxsan hoygeedu udugsan haybteedu madalsan hoodo iyo ayaansan nin helaa nasiibsan habeen iyo dharaar halkuu rabay dareensan jacayl iyo deeqsan hagardaamo ka gaysan dhaqankeedu hagaagsan hidaheedu nasabsan horjoogeedu faraxsan hibo weeyi ducaysan hubso sharaf hanaansan nin helaa nasiibsan habeen iyo dharaar halkuu rabay dareensan
Queue is empty
-- / --