VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagal - Lyrics

sidii ubax wada sitaacan adaa qurux iyo sariig leh sidii qorax soo baxaysa adaa sagaley ilwad leh hablaha suxuliyo fardheer e sankiyo sararaha gacmahiyo kubkiyo suniyaha indhaha sal guur midab aan lahayn abkaagu soo cawee wajiga furan iyo sujuuda sunada dhaqan iyo xabiibka saxaabada waad ku toostay salii qalbigaagu weeyi sidii sayax iyo dhul doog leh i saaq sagaly codkaagu dubkaaiyo muuqa suufka sartaada labeenta saaran la waa sagalay ruux kula samaysa sifaad hideeda sudhan sintiyo labadeeda qaar saluug weedha lahayn sabii hadalkaagu weeyi wajiga furan iyo sujuuda sunada dhaqan iyo xabiibka saxaabada waad ku toostay salii qalbigaagu weeyi
Queue is empty
-- / --