VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaali miyaa - Lyrics

Siraadka cadceed Sadar ku muuqdo Iftiinka siyaado saaray foodkee Sifaha nuurkeed yaan la dhacee Soomaali miyaa Ahee saro jooga Dhirirkaa siman Markee socotana talaabada saxan Soowtkeeda ayaa Surmada bi-iyee Soomaali miyaa Miyaa somali miyaa Sumadda ii sheeg Somali miyaa Miyaa Somali miyaa Quruxda soocan Soomaali miyaa Indhaha saaqedee Somali miyaa Si baan ugartee Somali miyaa Waa saxar lee Somali miyaa Sawirka qalbigayga yaalay Samaan Riyada saldhigtay hankayga surneed Naftoo samirtoo Mudaan sugayee Soomaali miyaa Bal eeg sunayaha Indhaha Sanka wajigeeda dheeha ku suran Sameeskeeda cid suureeninee Soomaali miyaa Miyaa somali miyaa Sumadda ii sheeg Somali miyaa Miyaa Somali miyaa Quruxda soocan Soomaali miyaa Indhaha saaqedee Somali miyaa Si baan ugartee Somali miyaa Waa saxar lee Somali miyaa
Queue is empty
-- / --