VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taaj maxaal - Lyrics

jqawi saxan tolmoon tusma san kaamilan naftaydaad taxliil utahay kutalaalan kutaabacan qalbiga ana samaan itaba tiir iikaabiyo nuurbay iitahay hadii aan yara tabo sikinkoon tirshiyo taleefoon ma dhigo taxanaha jacala tadobaa todoba tixraa ciisu yahauy ma tirmoo ma tago ma tasoobo oo taaj maxaalayee dawdiisu taalaa taariikhdiisu taalaa adna tiiriyay taabiloow barbilaw u ah taan dhamaan noloshaa tehee xiisahaagu taam igu tafiiran yohoo cishadii timada wuu sii tarmayaa sii tabar helaa oo toban jibaar sii talaab sada aa
Queue is empty
-- / --