jqawi saxan tolmoon
tusma san kaamilan
naftaydaad taxliil utahay
kutalaalan kutaabacan qalbiga
ana samaan itaba tiir iikaabiyo
nuurbay iitahay hadii aan
yara tabo sikinkoon
tirshiyo taleefoon ma dhigo
taxanaha jacala
tadobaa todoba
tixraa ciisu yahauy
ma tirmoo ma tago
ma tasoobo oo
taaj maxaalayee
dawdiisu taalaa
taariikhdiisu taalaa
adna tiiriyay taabiloow
barbilaw u ah taan dhamaan
noloshaa tehee xiisahaagu
taam igu tafiiran yohoo
cishadii timada wuu
sii tarmayaa sii tabar
helaa oo toban jibaar
sii talaab sada aa