Heesta Waa qalanjo yaabloo - Lyrics
waa qalanjo yaabloo
qurux iyo ilaahbaa
udhameeyay qaaye
ilayn way qarsoonayd
qun markaan u eego
qac indhaha kusiiyaba
kalgacal iqariyaa
alle igama qaadee
igama qaadee
qalbi nuura iidaa
qaabkii suleekhaay
siduu eebe kuuqoray
oo ku qotamiyay
caashaqa ku qaadee