waa qalanjo yaabloo
qurux iyo ilaahbaa
udhameeyay qaaye
ilayn way qarsoonayd

qun markaan u eego
qac indhaha kusiiyaba
kalgacal iqariyaa

alle igama qaadee
igama qaadee
qalbi nuura iidaa

qaabkii suleekhaay
siduu eebe kuuqoray
oo ku qotamiyay
caashaqa ku qaadee

Exit mobile version