Heesta Aaliyah - Lyrics
Habbeenkii markuu casaadoo
Cishada waan kugu docaystaa
Maalintii markay cadaatana
Casar waan kugu docaystaa
Hooyadii ku curatee
Cashadan gabar bay dhashee
Alow yaa calaf unoqotaa
Caruur aad udhashaa
Gabar iyo caano wiil dheh
Caaliyaah caaliyaah
Caaliyaa ceeb lagama sheegin
Caaliyaah caaliyaah
Caaliyaah laguma canaantee
Cub iyo cir caaliyaah
Cilmi caashaqa aan ku baro
Cub iyo cir caaliyaah
Carabkaagu waa nabad
Cirkoo roob soo onkadabaa
Maalin ay dadku ciideen
Sidii canug yaroo ilmo kalaa
Faraxad kugu ciyaarsiin
Hooyadii ku curatee
Cashadan gabar bay dhashee
Alow yaa calaf unoqotaa
Caruur aad udhashaa
Gabar iyo caano wiil dheh
Caaliyaah caaliyaah
Caaliyaa ceeb lagama sheegin
Caaliyaah caaliyaah
Caaliyaah laguma canaantee
Cub iyo cir caaliyaah
Cilmi caashaqa aan ku baro
Cub iyo cir caaliyaah
Carabkaagu waa nabad