Heesta Abayada - Lyrics
caashaqu beerkiiye
beer naqaysiiyoo
ha iga baaqine i baahno
bolayde dushe
ooda laydhaa
bowihii jacaylka
ma aragten
dadkiina badanow
hortayda joogow
bowihii jacaylka
ma aragten
boowahaygiiyo
aynu baashaalne
ha iga baaqane
ii baahnow
bolayde dushe
ooda laydhaa
bowihii jacaylka
ma aragten
dadkiina badanow
hortayda joogow
bowdii jacaylka ma aragten
taan u baahnaye
aynu baashaalne
wali ma boganine
ma beenba