VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

rafiiqaan isdoortoow riyadaad sugayseen caaway rumowdee rayigiian waandaahan roomantig weeyaan loowada riyaaqee ducadii rasuul kiyo raxmadii raxmaankaan rabi idiinka bariyee reerwacan kulaasima aamiin allahayoow reerkiinu wanaaaq iyo ramas soo baxayoo farxad iyo rayrayn wada raaxada aduunyada foosiya uroonee raaswacan kulaasimaa
Queue is empty
-- / --